Maxaa Lagu Ansixiyay Kulanka Guddiga Joogtada ah Ee Golaha Shacabka Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe ayaa xoghayahii hore Golaha Shacabka is casilaadiisa ka aqbalay isagoona sheegay in Cabdikariim Buux uu ahaa nin aqoon u leh shaqada Baarlamaanka islamarkaana taladiisa iyo waayo aragnimadiisa ku biiriyo Golaha Shacabka
Maxaa looga hadlay kulankii maanta ay yeesheen gudiga joogtada ee . . . Intaasi ka dib xubnaha Guddiga Joogtada ayaa laga dhageystay guddi walba shuruucda agtaala iyo habraacyada u dhiman iyo sidoo kale xiliga la horgeynayo kulamada guud ee Golaha, waxaana sidoo kale xubnaha Guddiga Joogtada ay ka doodeen jadwalka ajendayaasha kulamada guud ee Golaha todobaadka soo socda
Maxay ka wadahadleen Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka? Intii uu socday kulanka, Guddiga Joogtada ah ayaa sameeyay ajandeyn iyo jadwaleyn rasmi ah oo ku aaddan kulamada Golaha ee toddobaadka soo socda, si loo dardargeliyo hawlaha horyaalla